Daawo:Gudoomiya Baarlaamka Soomaaliya oo ka hadlay sababtii uu u baaqaday kalfadhigii Baarlamaanka

mursal

Kulankii ay maanta yeelan lahaayeen Mudanayaasha Golaha shacabka Sooomaliya ayaa maanta Baaqday waxaana kulan kaas u baaqday Kooram La’aan, Gudoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxaa uu sheegay inay xarunta Golha shacabaka xaadir ku yihiin 120 Mudane 16 kalana ay ku maqan yihiin Fasax balse waxa laga Xumaado inay tahay 140 Mudane inay ku maqan yihiin Fasax la’aan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.