Daawo:Magaalada Baladxaawo ayaa xiligan Sameysay horumar baaxad leh oo dhinaca Nolosha iyo dhismaha.

baladxawo

Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa xiligan waxay Sameysay horumar baaxad leh oo dhinaca Nolosha iyo dhismaha, Magaalada ayaa waxad ku arkaysaa Dhismayaal dhaadheer oo qurux badan iyo ganacsiga Magalada oo kor u kacay.

Hoos Kadaawo warbixintii wariye Mahad Xasan Diini

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.