Askari Lagu dilay Magaalada Boosaaso

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa lagu dilay Askari ka tirsan ciidamada Puntland waxaana lagu dhaawacay mid kale waxaana dilkaan gaystay dab layn hubaysan.

Raggii ka dambeeyay falka dilka ah ee loo gaystay askarigaasi ayaa ka baxsaday goobta Aakariga dhaawac ayaa loo qaaday Isbitaalka Magaalada.

Boosaaso ayaa waxaa dilal ka gaysta dabley ka tirsan Daacish iyo al Shabaab, illaa haddana lama oga dadka falkaasi gaystay kuwa ay yihiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.