Yuusuf Dabageed oo dib loogu magcaabay Hiiraan

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa uu xilkii qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa loo magacaabay  Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed kaas oo horay u ahaan jiray Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.