Daawo:Xildhibaan Baqdaadi kuwa ku tilmaamaya Ciidamada Burcad, shababna Hormarkiisa ka sheekaynaya waa qaran Dumis

baqdaadi

Xildhibaan Cabdiqaadir Shiiq Cali Baqdaadi ayaa mar uu ka hadlaayey Xarunar Barlamaanka Soomaliya ayaa waxuu sheegay inay ayaan daro tahay in aan Ciidanka qaranka Soomaaliyeed oo xiligaan u dhimanaya sideey u bad-baadin lahayeen Bulshadda Soomaaliyeed aan ku tilmaano burcad dadka dhaca oo aan lagu kalsoonan Karin , Nabadiidka alshababna aan ka sheekayno horumaradooda iyo Talaabooyinka ay qaadaa Anigoo qof dhaliileyna” Xildhibaan Baqdaadi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.