![wasiiro wasiir](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2018/09/wasiiro.jpg?resize=600%2C381&ssl=1)
Golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda caadiga ah oo ay uga doodeen arrimo badan oo ay kamid yihiin amniga, geeddi soocdka dayn cafinta dalka, dib u eegista sharciga iibka qaranka, tirakoob lagu sameeyo hantida qaranka iyo xuquuqda dadka naafada ah Shirka waxaa guddoomiyay ra’iisul wasaare xasan Cali Khayre.
Leave a Reply