![puntland puntland](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2016/08/puntland-e1519058139300.png?resize=600%2C381&ssl=1)
Afhayeenka Ismida Puntland Garaad Cabdulaahi cabdi ayaa kasoo Horjeestay Shirkii Kismaayo ay ku yeesheen madaxda Maamul goboleedyada kasoo ay sheegen inay dowlada Xirirka ugu Jareen , Garaadka ayaa waxuu kaloo ka hadlay Dagaal Beeloodyo kasocda Gobolka Sool isagoo ugu baaqay in lajoojiyo Dagaalka.
Leave a Reply