Daawo:Darwalkii Maxamed Siyaad bare Kornayl furi oo wali gurigiisi Xoog lagu haysto

fure

Darawalkii Madaxwyanihii hore ee soomaliya allaha unaxariisto Maxamed siyaad Bare Kornayl Xaashi fure oo kmida Ciidamada Xooga dalka ayaa waxaa wali gurigiisii ku yaalay Magalada Muqdisho Xoog lagu Haystaa.

Kornayl Xaashi fure ayaa waxuu sheegay in ladamacsan yahay gurigiisi Xooga lagu haysto in ladamacsan yahay in suuqa laga iibiyo waxuuna Gobolka Banaadir iyo Dowlada Soomaliya ka socday in lafuliyo go’aankii Maxkamada sarre oo faraayey Maamulka Gobolka Banaadir inuu gurigayga igu wareejiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.