Daawo:Madaxwaynihii hore ee Hirshabeele oo Shirka Kismaayo waa sharci daro

hirshabele

Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa mar uu uwaramayey Idacada CityFm ee ka hawgasha Deeganada Hirshabeele gar ahan Magalada Jowhar ayaa waxu sheegay in go’aankii kasoo baxay Shirkii madaxda maamul goboleedyada ay ahayd Sharci daro.

Cali Cabdulaahi cosoble ayaa waxuu kaloo sheegay inay madaxda maamul goboleedyada inay isu badaleen qab qablayaal shirka kismaayana waxa kasoo baxay waa qaran dumis.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.