Daawo:Faahfahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qasaaraha ka dhashay Qaraxii Muqdisho

qarax

Maleeshiyadaan ayaa Gaari ay ka soo buuxiyeen waxyaabaha Qarxa waxay ku burburiyeen Masjidkaan oo ku yaala meel aanan ka fogayn xarunta Degmada Hodan, iyadoo uu jiro burbur soo gaaray qaybo ka mid ah Xarunta Degmada.
Waxaa la sheegay in ilaa iyo 10 qof ay ku dhinteen Qaraxaan kuwaasi oo dad shacab ah, sidoo kale waxaa jira dad kale oo dhaawacyo ay soo gaareen oo la dhigay isbitaalada magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.