Madaxwayne Sharif Xasan ee waqtigiisa dhamaaday ayaa soo gaaray Magaalada baydhabo

shari

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Waqtigiisa sii dhamaanayo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Magaalada baydhabo waxaana soo dhaweyntiisa ka qayb qaatay Masuuliyiinta maamulka Koofur Galbeed.

Madaxwaynaha Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ay hakiyeen xiriirkii Wadashaqeyn ay la lahaayeen dowlada Soomaliya, Mar lawaydiiyey inuu ka qayb galayo shirka Aminga Soomaliya ee ku baaqay Madaxwaynaha Soomaliya ayaa waxuu sheegay inaysan wali aysan soo gaarin ee ay ka arkeen Facebooga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.