Shacabka Magaalada Garoowe ee Xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa waxay Fikirkooda ka dhibteen Hadalki kasoo Baxay Madaxada maamul goboleedyada oo shir ugu soo dhamaaday Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Jubbaland.
Shacabka Garoobe ayaa waxay si xor ah oo cidna qasbeen Fikirkooda ku cabireen Hadalkii kasoo yeeray Madaxda maamul goboleedyada ee ahaa in dowlada ay Xirirka ujareen halka Kuwa Shacabka Kusugan Magaalada Kismaayo ayakoo Qoryo lala dultaagan yahay lagu qasbay inay Taageeraan Go’aankii kasoo baxay Shirka madaxda maamul Goboledyada.
Shacabka Magaalada kismaayo ayaa waxa Caburin iyo xarig ugaysta Maamulka Fashilmay ee Axmed madoobe Hogaamiyo kaas oo shan sano 5 Kilomatir dhaafi waayey.
Leave a Reply