Akhriso:Dhaqaalo Badan oo Dowlada Soomaliya siiyey maamul goboleedyada

Maamul goboleedyada ayaa marar Badan waxay sheegeen inaysan wax dhaqaaalo ah ka ahelin Dowlada dhexe ee soomaaliya, dhabka kale waxay Dowlada Soomaliya ayadoo ka duulaysa sidii loola dagaalami lahaa Musuq maasuqa waxay ka codsatay Maaamul goboleedyada inay soo diraan xisaab xirka Lacagihii dowlada federaalka ugu deeqday Maamul goboleedyada si wax loogu qabto Baahiyaha Kajira Maamul goboleedyada sida caafimaadka waxbarashada Aminaga.
Hoos ka Akriso:
daqli

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.