Sawiro:Ra’iisalwasaarihii Hore Soomaliya Saacid faraax oo lagu sagoontiyey Garoonka Diyaradaha ee Muqdisho

sacid

Ra’iisalwasaarihii Hore Soomaliya Saacid faraax Shirdoon ayaa maanta oo Taariikhdu tahay 07-Sept- 2018 Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya lagu sii sagootiyey isagoo booqasho kooban ku joogay maalmihii ina dhaafay Magaalada muqdisho.

Sagootinta Ra’iisalwasaarihii Hore Soomaliya Saacid faraax Shirdoon ayaa waxaa ka qeyb-qaatay Ra’iisalswasaare Geedo, dhammaan xubinhii Golihii Xukuumadda Ra’iisulwasaare Saacid Faarax (2012-2014)-intoodii Xamar joogtay, wasiiro xukuumadda maanta, xubno ka tirsan golayaasha dawladda, saraakiil ciidan,bulshada rayidkaa, ganacsato iyo dadweyne kale duwan.

Xukuumadda RW Saacid ayaa fulisay mashruuca dhismaha Aden Adde International Airport Sidaas awgeed ayadoo lagu sharfayo ayaa Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka-Wasiir Oomaar waxa uu ku soo wareejiyey Raiisalwasaare Saacid dhammaan dhismayaasha qeybaha kala duwan ee Aden Adde International Airport.

Xuududa warbixinta Ahmed Nuur
sacid

sacid

sacid

sacid

sacid

saacid

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.