Xildhibaan Idiris Shirka Kismaayo waa Mudo kororsi

Xildhibaan Idriss Abdi Ahmed Taktar oo ka mid ah Baarlamanka Golaha Shacabka Somaaliya Ayaa ku tilmaamay Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada ugu socda Magaalada Kismaayo mid ay ku dheereysanayaan kuraastooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.