Top News: Facebook oo Cilad Farsamo awgeed shaqaynayn Caawa

facebook

Barta ugu wayn ee Bulshada ku kulanta ee loo yaqaano Facbook ayaa waxaa soo gashay Cilad taas oo aan suurta gal ahayn in Macaamissha iyo gacansatada ay isticmaalaan, waxaana Caawa Facebook la’aan ku dhacaday Malaayin qof oo isticmaalaysay Facebook.

Waxaana la ogayn sida goorta uu soo noqonaya Maamulka Facebook ayaa sheegay inay hawada kusoo noqonayaan Sida ugu dhaqasaha Badan.
facebook

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.