Ra’iisul Wasaare Khayre oo Magaalada Baydhabo uga qeyb galay Aas Qaran oo loo sameeyay Maama Haajira Cali Aadan

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Iyo Xubno Ka Tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa Ka qeyb galay Aas Qaran oo maanta Magaalada Baydhabo Loogu Sameeyay Marxuumad Maama Haajira Cali Aadan Oo ah Hooyadda Dhashay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Mohamed Mursal Sheikh C/raxmaan.

Sidoo Kale Waxaa goob joog ahaa Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed Oo uu ugu Horeeyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed, Gudoomiyaha Barlamaanka Koonfur galbeed iyo Xubna Katirsan Wasiiradda Koonfur galbeed iyo odayaal dhaqameedyadda Magaalada iyo Eheladda Marxuum Maama Haajira.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.