Daawo:Kooxda Argagixisada Alshabaab oo Maajid ku burburiyey Magaalada Muqdisho

masjid

Wasiirka ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Aadan Isaaq oo la hadlay warfidiyeennada ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka howlgaleyso sidii loo dhisi lahaa Masjidka Alle ee ay Argagixisadu burburiyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.