Daawo:Furitaankii Xarunta Agoota Degmada Caabuwaaq

agoont

Madaxwayne ku xigeenka Dawalad Goboleedka Galmudug Mudane Mohamed Abdo iyo Sanater Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex ayaa ka qayb galay xariga ka jarka xarunta xanaanada ilmaha Agoonta ee Degmada Caabudwaaq.
Waxay ahayd munaasabad aad u qiima badan oo xariga looga jarayey Xarunta Xanaanada Agoonta Taakulo ee Deg, Caabudwaaq, waxana Daahfurka Xaruntaan goob jog u ahaa Madaxweyne K/X GALMUDUG Mudane Maxamed Xaashi Cabdi, Cabdiwaxid Cilmi Goonjeex oo ka mid ah Mudanayaasha Aqalka Sare Dowladda Fedelraalka Soomaaliya , Mas,uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug oo isugu jiray Wasiiro iyo Xilibaano, Taliyaha Nabad sugidda Qaranka ee D/G, Maamulka D/Caabudwaq, Gudiga Xasilinta Deg/Caabudwaaq, Ugaas Axmed Barre , Qurbo joog, iyo xubno ka tirsan Qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.