Madaxwaynaha Dawlada Jabuuti Oo U Safray Dalka China

ggeele

Waftibalaraan oo u hogaaminaayo Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa safar ugu ambabaxay Dalka Shiinaha Halkaas o uga qayb galayo Shir Ganacsiga shiinaha iyo Dalalka Africa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.