Muuqaal:Baladweyne Ciidamada Amniga oo Hawl Galo Baariis ah Ka Sameeyay

Ciidamada amniga Magaalada Baladweyne ayaa maanta waxay Magaaladaasi ka sameeyeen howlgallo lagu qaadayey Jidgooyooyin. Inta uu howlgalka socday ayeey ciidankan waxay iska caabin kala kulmeen maleeshiyaad lacago ka qaadi jiray gaadiidka dadweynaha.

Ciidamada ayaa howlgalkan waxaa ay ku baadi goobayeen Maleeshiyaadka sida sharci darrada ah u dhigta jigooyooyinka gaadiidkana uga qaata lacago baad ah, Todobaadyadii ugu dambeeyay duleedka Magaalada B/weyne waxaa ka soo badanayay Isbaarooyin badan oo ay dhiganayeen kooxo burcad waxaa ayna lacago uga qaadi jireen gaadiidka dadweynaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.