Dhageyso:Afhayeenkii hore ee Jubbaland oo Axmed Madoobe ku Tilmaamay Qiyaanalow Bulshada iska Horkeenaya

madooobe

Afhayeenkii Hore ee maamulkla Jubbaland Cabdi Naasir Seeraar ayaa waxuu ka hadalay dhibaatooyinka ka jira Jubbaland gaar ahaan Magaalada Kismaayo kuwaas oo isugu jira Dilal, Dhac, Masaafurin iyo Burburin Hantida Shacabka jubbaland waxaana ka masuul Dhibaatooyinkaas Madaxda Maamulka Jubaland axmed Madoobe.

Afhayeenkii Hore ee Jubbaland ayaa sheegay caqabadaha koowaad ee ka jira Jubaland ay tahay in tacadi iyo caburin siyaasadeed lagu haayo dadka ku nool deegaanada Maamulka Jubbaland gaar ahaan Magalada Kismaayo isla markaana ay mas’uul ka yihiin Madaxda Maamulkaas.
Hoos kadhagayso asagoo la hadlaya Idaacada Voa Somaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.