Daawo:Ururka Gabdhaha Beesha Daarood ayaa Fariin udiray Madaxweyne Farmaajo iyo Khayre

Ururka Gabdhaha Beesha Daarood oo shir ku yeeshay Magalada Muqdisho ayaa waxay Fariin udireen Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayakoo sheegay inaysan helin xaquudii ay ku lahaayeen dowlada Soomaliyeed, waxay kaloo sheegeen inaysan mucaarad ku ahayn dowlada lakiin waxay soomaliya ula samin yihiin waa in aan helnaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.