Daawo:Wax ka ogow sababta Dhusamareeb Maanta looga Ciiday

eid

Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ahna Xarunta maamulka Goboleedka Galmudug ayaa Shalay laga Ciidin waxaana laga Ciiday Maanta oo ah Arbaco, Maamulka Shiiq shaakir ayaa waxay sabab uga dhigeen in bisha aan la arag Maalinta Axada ee badalkeeda la arkay Maalinta Isniinta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.