Daawo:Dhibaatooyin Markale dadka lugeeya kasoo wajahay wadooyinka Muqdisho, iyo waxa ay salka ku hayaan.

Magaalada Muqdisho oo si wayn usii fidaysa ayaa waxaa shacabka kunool Magaalada Muqdisho ka haysta marintaanka wadooyinka qaarkood iyadoo aysan jirin meelo dadka loogu talagalay meelaha qaarna ay dad dhisteen goobihii ugaarka ahaa marintaanka dad waynaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.