Daawo:Safiirkii Dalka Malaysiya oo Xilkiisi waayey Kadib Markii Gabar Somaliyeed ku xad gudbay

safiir

Safiirka Soomaliya u fadhiya dalka Malaysiya Abukar Abdi ayaa Dowlada soomaliya Xilka Ka qaadatay kadib markii Gabar soomaliyee uu ugu cagajugleeyey iyadoo safiirka ooga cabatay in lacagta ay Baasaboorka ku raadineysay mid ka badan tan dadka kale laga qaaday taas oo dhan 700 oo doolar.

Jawaabtuu siiyay Safiirka Malaysiya ayaa ahayd mid aad u xun waxuuna ugu hanjabay inuusan kala jeclayn hadii xilka laga qaado uuna booliis ugu yeerayo haday hadalka joojin waydo, sida uu ula dhaqmay Safiirka Soomaliya u fadhiya Malaysiya gabadha Soomaliyeed ayaa mid qalado muwaadin soomaliyeed oo ka cabanaysa Baasaboorka lacagtiisa waa la’igu qaaliyeeyay in sidaad loo dhaqmo.

Dowlada Soomaliya ayaa sheegatay in Xiligii musuq maasuqa iyo boobka hantida shacabka Soomaaliyeed la dhaafay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.