![bariise bariisa](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2018/08/bariise.jpg?resize=500%2C292&ssl=1)
General C/laahi Xasan Bariise oo ah Taliyaha Hogaanka Canshuuraha Bariga Booliska Somaliya iyo S/guuto Bishaar Abshir Geeddi ku simaha Taliyaha xarunta denbi barista CID ayaa waxay kawarbixiyeen masuuliyiin gaaraya 10 oo loo haysto inay ku kaceen xatooyo xoolo dadwayne.
Leave a Reply