Jeneraal Caanood iyo Ciidan uu wato oo kuwajahan Jubbooyinka

canood

Abaanudlihii hore ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo dhawaaan xilka laga qaaday Cabdullaahi Cali Caanood oo wata Gaadiid iyo Ciidan farabadan ayaa gaareen degmada Shalaanbood ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Jenaraal Caanood oo ay la socdaan Gaadiidka dagaalka oo Tiro badan ah oo ay ku jiraan kuwa ay saaran yihiin Qoryaha waawayn ayuu waxuuna ku wajahaan yihiin deegaanada udhaxeeya Marka ilaa jilib oo ay doonayaan inay kala wareegaan Al-Shabaab deeganadaas.

Dowlada Soomaliya ayaa wada qorshe ay Shabaab kaga sifaynayso deeaganada Ay joogaan Kooxda Alshabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.