Daawo:Bulshada Degmada Balanbal oo ka mahad celisay Deeq lacag ah oo dhawaan Qurbajoogta u aruurisay Isbitaalka

balanbal

Bulshada Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ka mahad celisay Deeq lacag ah oo dhawaan Qurbajoogta u aruurisay Isbitaalka Degmada Balanbal waxayna dhaqaatiirta Isbitaalka kawar bixiyeen Baahiyaha kajira Isbitaal iyo adeegada uu isbitaalka Bixiyo

Hoos kadaawo Warbixintii Ayaanle Cabdulaahi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.