Muuqaal:Caabudwaaq Suuqa Xoolaha Nool oo lag dareemayo dhaq dhaqaaq Dhinaca Iibka ah

xoolo

waaxaa dhaqdhaqaa dhinaca iibka xoolaha ah laga daremayaa suuqyada waaweyn ee xoolaha magalada Caabudwaq xili ay fooda nagu soohayso ciida ciidul adxaha ah ayadoona dhanka kale bulshada xoala dhaqatada ee kusugneed suuqaas ay cabasho kamujiyeen soocelinta xoolaha Soomaliya ay soo celiyeen sucuudiga.
by mahad bashiir Osman.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.