Muuqaal:Majaajilaystaha wayn Shariif Mayee Jeed ayaa Muqdisho lagu soo dhaweeyey

shariif

Fanaanka wayn Shariif Mayee Jeeg oo sanado badan ka maqanaa dalka soomaliya ayaa waxuu kasoo dagay garoonka diyaaradaha Malaaga Muqdisho waxaana soo dhaweyntiisa kasoo qayb qaatay Fanaaniin, Xildhibaano iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Muqdisho.

Shariif Mayee Jeeg ayaa umahadceliyey dadkii kusoo dhaweeyey garoonka Magaalada muqdisho waxuuna sheegay inuu ku koray Soomaliya oo mid ah oo aan lakala saarin waxuuna kubaaqay in midnimada Soomaliyeed laga shaqeeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.