Daawo:Magaalada Laascanod oo laga taageeray Wasiirka cusub ee Kaluumaysiga Soomaliya

wasiir

Magaalada Laascanod ayaa waxaa laga taageeray Wasiirka cusub ee Kaluumaysiga Soomaliya C/lahi Bidhaan Warsame, Munaasabadaan oo ay isugu yimaadaan Bulshada Kala Duwan ee goblolada Sool Sanaag iyo cayn waxayna Wasiirka Cusub u rajeeyeen in ilaahay shaqadiisa u fududeeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.