Daawo:Madaxwayane Shiiq shariif oo daahfuray mashruuca horumarinta Koonfur Galbeed

shariif

Madaxwaynaha dawlad goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan ayaa daahfuray mashruuca horumarinta Koonfur Galbeed oo ka kooban tababarada goleyaasha deegaanka iyo dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.