Dhagayso:Idaacada VOA oo ka hadashay Furitaankii Maktabada Garbahaaray

garbo

Magaalada Garbahaarey ee Xarunta gobolka Gedo waxaa laga furey maktabiddi u horeysay oo ah kuwa dadweynaha, Furitaanka Matabadda Garbahaarey ayaa waxa ka qaybgaley wafuud isugu jirto siyaasiyiin, aqoonyahano, suugaan yahano iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Idaacada VOA ayaa Maamulka ka Maktabada Garbahaaray Cabdimajiid Cali Gaas Khadka Telefanka kula xariirtay iyo Iimaan Cadow Kaarshe oo ah gudoomiyaha degmada Garbahaarey. Waxana Maamulka Maktabada laga wareystay hindisaha maktabada sida uu ku yimid qaabkii ay udhacday Munaasabadii Furitaanka Maktbada Garbaaharay.
Halkaan ka dhageysoo wareysiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.