Daawo:Dekada Magaalada Muqdisho oo Habeen iyo maalin shaqaynayso

mahdi

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka ayaa cawa Daah-furay In habenkii ay shaqayso Dekadda Magaalad Muqdisho , taasi oo ah in habeen iyo Maalin ay dekadu shaqayn Doonto waana guul usoo hoyatay shacabka iyo dowlada Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.