Daawo:Dhalinyaro Baroordiiq usameeyey Ganacsade Maxamed M Shiiq ayaa Muqdisho kadhacday

wiil

Magalada Muqdisho waxaa ka dhacay banaanbax loogu borordiiqayo loogana soo horjeedo dilkii Maxamed Maxamuud Sheekh Cali oo ahaa Ganacsade, dhalinyardaad isuu soo baxay wadooyinka Muqdisho ayaa aad ugu xumaa dilka loogaystay Maxamed Maxamuud Shiiq iyo dhalinta kale.

a

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.