Muuqaal:Nin Oromo ah oo Bosaaso Lagu Jirdil iyo Cabsi Soo wajahday Oromadii

oromo

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa Maanta waxaa dhibaato loogu gaystay nin lasheegay inuu kamid yahay tahriibayaasha ku sugan Magaalada Boosaaso, Ninkaan ayaa waxa jirdil ugaystay dhalinyaro halkaas ku sugan waxaana loo malaynayaan inay u aarayaan shacabka Soomaliyeed ee Oromada kulaysay Gudaha Deegaanka Soomalida Itoobiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.