Dhageyso+Sawiro:khasaarihii ka dhashay qaraxii Caawa Muqdisho ka dhacay oo lashaaciyey

qarax

Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Saalax Xasan Cumar oo shir Jaraa’id qabtay ayaa faah faahin ka bixisay qarixii khasaaraha gesytay ee Caawa ka dhacay agagaarka Isgoyska Shaqaalaha ee Magalada Muqdisho.

Afhayeenka gobolka Banaadir ayaa waxuu shegay Gaariga uu ahaa mid Wadada marayey isla markaana sidaasi uu ku qarxay balse aan la ogeyn halka uu ku wajahnaa, Sidoo kale waxa uu sheegay in ay ku dhinteen qaraxaann Afar ruux halka Todobo kale ay ku dhaawacmeen kuwaas oo uu sheegay in ay ahaayeen dhammaantood dad Shacab ah oo maqaaxida fadhiyey.

qarax

qarax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.