Daawo:Al-shabaab oo Askari ka tirsan Ciidanka ammaanka ku dhex dilay Masjid ku yaal Muqdisho

masjid

Kooxda Argagaxisada Al-Shabaab ayaa xalay dilay qof askari ku tukanayay Masaajid ku yaala Degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, Falkaan ay gaysatay kooxda Al-Shabaab ayaa ah mid aad uga fog diinta Islaamka iyo dhaqanka suuban ee Soomaalida. wuxuuna ka dhiganyahay in ay kooxdaani diidantahay gudashada waajibka Salaada oo ah Rukniga Labaad ee Islaamku ku dhisanyahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.