Daawo:Shacabka Puntland ayaa soo dhaweeyey Imaatinkii Ra’iisalwasaare Khayre

Ra’iisalwasaraha soomaliya Xasan Cali Khayre iyo golaha wasiirada Soomaliya ayaa waxay kusugan yihiin Magaalada Garoowe waxayna ka qayb galeen Munaasbadii lagu xusaayey Sanad guuradii 20aad ee Markii la aas aasay Maamulka Soomaliyeed ee Puntland.

Bulshada Puntland ayaa waxay soo dhaweeyeen Imaatinka Ra’iisalwasaare Khayre waxayna sheegeen inuu yahay masuul dhalinyaro ah oo aragti dheer waxuuna yahay masuulkii Soomali bad baadin lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.