Daaqwo:Raiisul wasaaraha Itoobiya ayaa ka hadlay qoondada shidaalka ay ka heli doonaan Soomaalida

itobiya

Raiisul wasaaraha Itoobiya Abiy ahmed oo ka hadlaayey qayraadka Itoobiya ayaa sheegay in qoondada shidaalka ay ka heli doonaan Soomaalida ay ka yarhaya inta uu sheegay Madaxwaynaha soomnalida Itoobiya Cabdi Maxamed taas oo ahyd Boqolkiiba 40 halka Ra’iisul wasaragha Itoobiya Sheegay boqolkiiba 5.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.