Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2018

xaaf

Kulan Dhexmaray Madaxwaynaha Galmudug xaaf iyo Beesha Mareexaan ee London oo fashil ku dhamaaday

23rd July 2018 admin 0

Magaalada London ee caasumada Ingiriiska waxaa xalay Ka dhacay Kulan dhexmaray Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf iyo Jaaliyada Galjuba ee Beesha Sade Mareexaan ee […]

bayle

Warmurtiyeed laga soo saaray shirka Mideynta Canshuuraha dalka Soomaliya

23rd July 2018 admin 0

Shirka wadatashiga ee xoojinta wadashaqeynta iyo dhammeystirka habka mideynta canshuraha dalka oo Muqdisho laba maalmood uga socday, wasiirka maaliyadda xukuumadda FS iyo Wasiirada Maaliyadda Gawlad […]

isbitaal

Dhimasho iyo dhaawac lasoo gaarsiiyey Magaalada Kismaayo

23rd July 2018 admin 0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ah ah ee maamulka Jubaland ayaa sheegaya in Dhimasho iyo dhaawacyo fara badan la […]

No Image

Ciidanka Xoogga Dalka oo Fuliyey Howl gal Lagu Qabtay Xubno Katirsan Al-shabaab

23rd July 2018 admin 0
dagaal

Muuqaal:Dhalinyaro Ka soo Jeeda DDSI Oo Baaq Nabadeed Ka Diray Dagaalka Moyaale

23rd July 2018 admin 0

Kulana ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarada kasoo jeeda dowlad deegaanka Soomalida ee ku sugan Nayroobi ayaa waxay duco iyo inay kaxun yihiin dadka Soomaliyeed ee […]

diyarad

Daawo:Boosaaso Jubba Airways Oo Dib U Bilowday Duulimaadkeedii

23rd July 2018 admin 0
balaxaawo

Daawo:Xaafiiska socdaalka iyo Jinsiyadaha Baladxaawo oo bilaabay Bixinta Baasaborka Somaliga

22nd July 2018 admin 0

Dowlada Soomaliya ayaa waxay Magaalada Baladxaawo ka hirglisay Xaafiiska Socdaalka iyo Jinsiyadaha kaas oo Baahi wayn loo qabay, Xafiiskaan Socdaalka iyo jinsiyadaha Baladxaawo ayaa shaqadiisa […]

farmajo

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo Sheegay inuu Fuliyey Dalabkii shacabka Soomaliyeed

22nd July 2018 admin 0

Muqdisho, Luuliyo 22, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in laamaha ammaanka ay waajib ku tahay fududeynta dhaqdhaaqa iyo ganacsiga […]

No Image

Daawo:Ciidamo Ka Soo Goostay Puntland Oo Laascaanood Lagu Soo Dhaweeyay

22nd July 2018 admin 0

Ciidan kasoo goostay Ciidamada Puntland ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Laascaano, Ciidankaan usoo goostay Somaliland ayaa waxay kamid ahaayeen Ciidamadii Madaxwayne Kuxigeenka Puntalnd Maxamed […]

puntland

Muuqaal:Puntland oo Xabsiga u taxaabtay 30 Dhalinyaro ah oo dadka dhaca Habeenkii

22nd July 2018 admin 0

Guddiga Amniga ee gobolka Nugaal ayaa warbaahinta u soo bandhigay 30 dhalinyaro oo ay sheegeen inay kamid yihiin kuwa xiliga habaynkii magaalada Garoowe dadka Taleefoonada […]

darwiish

Dhageyso:Wasiirka Arimaha Gudaha Jubbaland oo sheegay inuusan jirin dhib lagu hayo Beesha hawiye ee ay tahay abaabul siyaasadeed

22nd July 2018 admin 0

Wasiirka Arimaha Gudaha Jubbaland Maxamed Faarax Warsame (Darwiish) ayaa waxuu ka hadlay arimo badan oo ay mid yihiin Abaabul siyaasadeed oo wadaan Beesha Hawiye, dhibka […]

shaaficfi

Daawo:Munaasabad Lagu Maamuusaayey Furitaanka Isbitaal Casri Oo Laga Hergaliyey Magaalada Kismaayo

22nd July 2018 admin 0

Magaalada Kismaayo Xarunta kumeel gaarka maamulka jubbaland ayaa waxaa laga hirgaliyey Isbitaal casri oo ay Kahawl galayaan Qaar Kamida dhaqaatiirta Soomaliya Ugu aqqonta Badan kuwaas […]

keating

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed iyo Wakiilka QM ee Soomaaliya oo gaaray Gaalkacyo

22nd July 2018 admin 0

Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa gaarey Wafdi uu hoggaaminayey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed(Ameeriko),Wakiilka Qaramada Midoobay iyo masuuliyiin kale. Wakiilka Qaramada […]

No Image

Ciidanka Xooga Dalka Somaliya oo ku guulaystay inay qabtaan raggii Al-shabaab Qaraxyada u qaabilsanaa

22nd July 2018 admin 0

Ciidammada Xoogga dalka ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku dhigaan raggii Al-shabaab Qaraxyada ugu diyaarinayey gobolka Shabeellada Hoose kaddib weerar ay ku qaadeen kooxdaas. […]

jiis

Daawo:Dood-wadaag ku saabsan Shareecada Islaamka iyo Dastuurka oo Muqdisho

22nd July 2018 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsan Shareecada Islaamka iyo Dastuurka oo ay ka soo […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes