Daawo:Xaafiiska socdaalka iyo Jinsiyadaha Baladxaawo oo bilaabay Bixinta Baasaborka Somaliga

balaxaawo

Dowlada Soomaliya ayaa waxay Magaalada Baladxaawo ka hirglisay Xaafiiska Socdaalka iyo Jinsiyadaha kaas oo Baahi wayn loo qabay, Xafiiskaan Socdaalka iyo jinsiyadaha Baladxaawo ayaa shaqadiisa si xawliya kusocotaa iyadoo la arkaayo dad dalbanaya Baasaboorka qaarna kaqaadanayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.