Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2018

wasiir

Daawo:Warsiirka waxbarshada Soomaliya oo sheegay in si qaldan loo fasiray Warkiisii

26th July 2018 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaliya Cabdiraxmaan Daahir ayaa ka jawaabay Warar lagu baahiyey Baraha Bulshada ee ku aadanaa in Wasaaradu aysan aqoonsaneyn Jaamacadaha Soomaliyeed dhamaantood.

No Image

Akhriso:Caabudwaaq Natiijada Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare ee sanad dugsiyeedka 2017-2018

25th July 2018 admin 0

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare Xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa caawa shaacisay natiijada imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare ee dalka Sanad dugsiyeedka 2017- 2018, kaasi oo […]

No Image

Akhriso:Gobolka Gedo oo kamid noqday 10 Arday ee igu saraysa Natiijada Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare

25th July 2018 admin 0

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare Xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa caawa shaacisay natiijada imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare ee dalka Sanad dugsiyeedka 2017- 2018, kaasi oo […]

calan

Wasaaradda Waxbarashadda Somaliya oo Shaacisay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare ee sanad dugsiyeedka 2017-2018

25th July 2018 admin 0
wasiir

AKHRISO:- Tobanka Arday ee ugu Sarreysa Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada sare

25th July 2018 admin 0

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Daahir Cusmaan oo caawa Shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Muqdisho, ayaa ka warbixiyey […]

No Image

Gudoomiyaha Barlamaanka Hirshabeele oo Kulan laqaatay Wafti kasocda wasaarada Beeraha

25th July 2018 admin 0
kufi

dhagesyo:Ciidamada Kenya oo Shan Gabdhood kufsi Ugu Gaystay Gobolka Gedo

25th July 2018 admin 0

Ciidamada Kenya oo kamida Ciidamada Nabad ilaalinta Amisom ayaa waxaay kufsi ugaysteen Shan Gabdhood oo kamida shacabka Gobolka Gedo, Gabdhahaan ayaa waxaa loogu gaystay Kufsiga […]

ciidan

Muuqaal:450 Arday oo u fariisatay Imtixaanka ka mid noqoshada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliya

25th July 2018 admin 0

450 dhallinyaro Soomaaliyeed oo soo codsaday inay ka mid noqdaan Ciidanka Xoogga dalka, kadib markii Taliska Ciidanka Difaaca dalka uu soo bandhigay Fursado shaqo, ayaa […]

gaas

Daawo:Madaxweynaha Puntland oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay ergayga Qaramada Midoobey Michael Keating.

25th July 2018 admin 0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan maanta laqaatey Danjire Michael Keating waxaa ku wehelinayey, Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Horumarinta Reer Miyiga, […]

haween

Muuqaal:Shirweynaha Haweenka Ganacsatada Puntland ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalad Garowe

25th July 2018 admin 0

Shirweynaha Madasha Haweenka Ganacsatada Puntland ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalad Garoowe ee Caasimadda Dawladd goboleedka Puntland waxaana ka qayb galay qaybaha kala duwan ee Haweenka […]

diyarad

Duqayn Cirka ah oo Shabab Qasaaro loogu Gaystay degaanka Qalimoow

25th July 2018 admin 0

Maleeshiyo katirsan Ururka Al Shabaab ayaa xalay fiidkii isku dayey inay weerar ku qaadaan fariisimo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed qeybta ka howlgasha gobolka Shabeelada Dhexe […]

isgaarsin

Daawo:wasaarada warfaafinta Somaliya oo Tababar aqoon kororsi ah wariyaal usoo gaba gabaysay

25th July 2018 admin 0
mareeye

Daawo:Hay’ada Tayodhowrka oo dib loo hawgaliyey

25th July 2018 admin 0

Hay’addan ayaa noqoneysa mid ka hortagta Badeecadaha khatarta ku ah Caafimaadka dadka iyo deegaanka, sidoo kale keenista iyo isticmaalka Badeecadaha dhacay ama tayadoodu Liidato si […]

shabab

Sawiro:Alshabaab soo Bandhigay qaabkii ay ula wareegeen Saldhigii Ciidmada Baar-Sanguuni

25th July 2018 admin 0

Al-Shabaab ayaa faah faahiyay dagaalkii ay ku qabsadeen saldhiga ciidan ee Baar Sanguuni oo ah magaalda kismaayo ujira 40 kiilomitir ku dhawaad, Shabaab ayaa waxay […]

ceelwaq

Sawiro:Ciidamada Kenya ayaa labo nin ku dilay Deegan Hoostago Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo

24th July 2018 admin 0

Wararka naga soo gaaraya gobolda Gedo ayaa waxaaay sheegayaan in Ciidamada Dowlada Kenya ayaa ku dileen labo nin Tuulada Dhuuntow ee udhow Degmada Ceelwaaq ee […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes