Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2018

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa manta Booqasho ugu Tagey ciidanka Xaslinta Muqdisho

29th July 2018 admin 0
No Image

Daawo:Baarlamaanka Hirshabeele oo weerar kuqaaday gudoomeiyaha Barlamanka Hirshabeel

29th July 2018 admin 0

Kulankii Barlaamanka Hirshabeele oo kulan ku yeeshay Xarunta Barlamanka Hirshabeele ee Magaalada Jowhar ayaa waxay hadalo uusan jeclayn waydiiyeen gudoomiyaha Baarlamanka Hirshabeele Shiiq Cusmaan Barre […]

shiiqxasan

Sheikh Axmad Maxamad Caafi oo Lacag ugu Deeqay Maktabada Garbaharay ee Gobolka Gedo

28th July 2018 admin 0

Sheikh Axmad Maxamad Caafi oo kamida aqoon yahanada Soomaliyeed ayaa lacag ugu deeqay Maktbada Guud ee Garbaaharray ee Gobolka Gedo, Howl-wadeenada Maktabadda ayaa sheikh Ahmed […]

No Image

Muuqaal:Taliska Police-ka Somaliland oo Qabtay Baabuur Dambiyo lagu Galay.

28th July 2018 admin 0
No Image

Sawiro:Xaflad lagu Sagoontinaayey Deeqa Maxamed Siyaad laguna Wareejinaayey Dhaaqalo lagu talagalay Isbitaalka Balanbal ayaa london kadhacaday

28th July 2018 admin 0

Magaalada London ee Caasumada Ingiriiska waxaa kadhacday Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayna ka qayb galeen qaybaha kala duwan ee Bulshada oo […]

No Image

Sawiro:Madaxwaynaha Soomaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyey Magalada Asmara ee Dalka Eratria

28th July 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara ee caasimadda Eritrea, Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka Asmara ku […]

No Image

Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo u udhoofay dalka Eritria

28th July 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw u ambabaxay magaalada Asmara ee dalka Eriteriya halkaas oo ay uga bilaabanayso booqasho rasmi […]

dalxa

Daawo:Xildhibaan Dalxa oo kaqaybgalay Munaasabad lagu sagootinayey Ardayd

28th July 2018 admin 0
khayre

Shacabka iyo Maamulka Puntland oo u diyaar Garoobay Soo dhaweynta Ra’iisalwasare Khayre

28th July 2018 admin 0

Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tagay Magalada Garoowe ee Xarunta dowlada […]

farmajo

Madaxweynaha Soomaliya oo u ambabaxay dalka Eriteria

28th July 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw u ambabaxay magaalada Asmara ee dalka Eriteriya halkaas oo ay uga bilaabanayso booqasho rasmi […]

farax

Xildhibaan Farax Xasan oo sheegay in Gedo la gacan bidixeeyey Waxaana Loo gaystay xasuuq

27th July 2018 admin 0

Xildhibaan faarax Xasan oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka Soomaliya ayaa waxaa uu ka hadlay Dhibaatooyinka joogtada ah ee ka dhacaya Gobolka Gedo Kuwaas oo isugu […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Kheyre “Xukuumaddu way aqoonsantahay shahaadooyinka Jaamacadaha dalka

27th July 2018 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shaaca ka qaaday in Dowladdu ay aqoonsantahay shahaadooyinka ay bixiyaan Jaamacdaha dalka, isla […]

filin

Daawo:Safarkii Facebooga iyo Sheeko Xiisa leh

27th July 2018 admin 0
farmaajo

Madaxwaynaha Soomaliya Bari Booqasho ku tagaya Dalka Eritrea

27th July 2018 admin 0

Maaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maalinta Sabtida oo berito ah waxa uu ku wajahan yahay Magalada Asmara ee Xarunta Wadanka Erateria. Sida waxaa […]

xaj

Daawo:Wasaaradda Diinta oo ku dhawaaqdey Xiliga ay Bilaabanayso aaditaanka Xajka

27th July 2018 admin 0

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafra XFS ayaa ku dhawaaqadey in Toddobaadka soo socda ay billaaban doonaan Socdaalka Xujeyda Soomaaliyeed magaalada Barakeysan ee Makah. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes