Muuqaal:Madaxweynaha ayaa la kulmay qaar kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Eriteriya

farmaajo

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay qaar kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Eriteriya, sidoo kale waxa uu kormeeray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey dalkaas.
Madaxweynaha iyo Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee qeybta ka ah wafdigiisa ayaa booqday warshado, biyo-xireenno, beero iyo xarumaha tamarta ileyska cadceedda ee dhaliya korontada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.