Daawo:Faysal Cali waraabe oo sheegay inaan Soomaliya wax laga sheegin

faysal

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaliland ee Ucid ayaa waxaa ku hadlay Sidii xiriirka Somaliya iyo Soomaliland loo hagaajin lahaa madaama aan nahay labo dal oo walaalo dana kawada dhaxeyso, waxaa kaloo sheegay Faysal Cali waraabe in layska ilaasho hadalada Xanafta Leh.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.