Maqal iyo Muuqaal:Beesha hawiye oo Sheegay in Axmed Madoobe Xasuuq ugu gaystay Kismaayo

axmed madoobe

Shir ay isugu yimaadeen Beesha Hawiye oo Magaalada Muqdisho kadhacay ayaa waxa looga hadlay dulmiga Axmed Madoobe ku hayo shacabka Jubbaland gaar beesha Hawiye oo Axmed madoobe u gaystay dil, Dhac, Boob iyo masaafurin.

Qaar kamida ergadii shirka isugu timid ayaa waxay Sheegen inaan lafiirsan Karin dulmiga Axmed madoobe kawada kismaayo uuna qaldan yahay habka loo qaybiyey wasiirada Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.