Sawiro:Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Brussels

safarad

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa booqasho ku tagay dhismaha Safaaradda Soomaaliyeed ee Brussels.
Booqashada Wasiirka uu Ku tagay Safaaradda waxaa Ku wehliyay Safiirka Soomaaliya ee Biljimka, Holland, Luxembourg iyo Midowga Yurub Mudane Dr. Cali Siciid Faqi.
Intii lagu jiray booqashada, Wasiirka waxa uu xog waran ka dhageystay Danjiraha Midowga Yurub Mudane Dr. Cali Siciid Faqi oo Wasiirka ugu xog waramay howlaha ka socda Safaaradda iyo adeegga ay u qabato jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ku dhaqan halkaasi.

safarad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.