Muuqal:Xildhin Ka tirsan Somaliland oo sheegay Lanta Socdaalka Somalia ay Hargaysa Ka shaqeyso

Xildhibaan Saciid Warsame gaani oo kamida Mudanayasha aqalka Golaha wakiilada Soomaliland ayaa sheegay Laanta socdaalka Soomaliya inay xafiis ka Furatay Magaalada Hargaysa oo isagu arkay, Xafiiskaan ayaa bixinaya Baasaboorka Soomaliya ee xajka lagu aadaayo.

Xildhibaan Saciid ayaa sheegay in wax laga xumaado tahay in dad lagu xiro hadal ay ku amaaneen Soomaliya ama qoraalo ay qoreen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.